WARGEYSKA JAMHUURIYA - MAALINLE KA SOO BAXA HARGEISA, SOMALILAND
Home

Somaliland

Geeska Afrika

Caalamka

Ciyaaraha

Dhaqaalaha

Waxbarashada

Faallo

Opinion and Articles

Interviews

Faanka iyo Suugaanta

Ogeysiis

Hambalyo

Tacsi

The Republican

Advertisement

Contact Us

Doorashada Wakiilada

 

Madaxweyne Siilaanyo oo Guddoomiyey Fadhigii Ugu Horeeyey Golaha Wasiirada iyo Xilal Cusub oo uu Magacaabay

Hargeysa (Jam)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa shalay guddoomiyey kulankii ugu horeeyey ee ay madaxtooyada ku yeeshaan golaha wasiirada cusubi.

Kulanka wasiiradu ku yeesheen hoolka shirarka golaha wasiirada oo madaxweyne Siilaanyo uu barbar fadhiyey madaxweyne-ku-xigeenkiisu, ayaa ahaa mid ujeedadiisu ahayd isbarasho iyo dardaaran la xidhiidha hawlaha qaranka horyaal.

Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) oo hadal kooban u jeediyey wasiiradiisa cusub oo qaar ka mid ahi dalka dibada kaga maqan yihiin, waxa uu ugu baaqay inay xilka loo igmaday u gutaan si Hagar la’aan ah, isla markaana ku dedaalaan sidii ay caddaalad iyo sinnaan ugu dhiqi lahaayeen dadweynaha reer Somaliland ee horumarka u baahan.

Dhinaca kale, warsaxaafadeed shalay laga soo saaray xarunta madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu sheegay in madaxweyne Siilaanyo digreeto ku magacaabay laba masuul oo madaxtooyada ka hawlgeli doona, kuwaasi oo kala ah Guddoomiyaha wargeyska Saxansaxo Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo loo magacaabay afhayeenka madaxtooyada iyo Eng. Xirsi Xaaji Cali Xasan oo hore u ahaan jiray Guddoomiye-ku-xigeenkii Komishanka Doorashooyinka oo isna loo magacaabay inuu noqdo Chief Of Cabinet-ka madaxtooyada.



Jamhuuriya Online

Printable version     Email this to a friend




 

Ra'yi / Opinions
Book Launch – Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi
07/09/2010 -
WAR-SAXAAFADEED
07/09/2010 - Ibrahim Ducaale Saleebaan (Tallaabo)
Two roads, similar history – Awdal Road and Fairfax Country Road
07/09/2010 -
FAHAMKA ZAKATUL FIDRIGA.
07/09/2010 -
Culaysyada Qabiilaysan ee ku Gedaaman Madaxwayne Siilaanyo
07/09/2010 - Qalinkii Eng. Maxamed Xuseen
GAR-SUGOW MA TIHID GARSOORE!
07/09/2010 - Maxamad Cabdi Daauud/
Taariikh Nolaleedkii Taliyihii Hore Ciidaanka Booliska Somaliland Ala hawnaxariistee ( Maxamed Cige)
07/09/2010 -
Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha ee Bannaan (ULPA) oo Madaxweynaha ku Hambalyeeyey Maxjarka Cusub
07/09/2010 -
Hambalyo Meher
07/09/2010 -
Hambalyo
07/09/2010 -
Musuqmaasuq Hadheeyey Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo
07/09/2010 - Axmed Maxamed Axmed, Hargeysa.
Tacsi Cabdilaahi Askar
07/09/2010 -
 
 
 

 

Jamhuuriya Online Edition - All rights reserved © 2002