WARGEYSKA JAMHUURIYA - MAALINLE KA SOO BAXA HARGEISA, SOMALILAND
Home

Somaliland

Geeska Afrika

Caalamka

Ciyaaraha

Dhaqaalaha

Waxbarashada

Faallo

Opinion and Articles

Interviews

Faanka iyo Suugaanta

Ogeysiis

Hambalyo

Tacsi

The Republican

Advertisement

Contact Us

Doorashada Wakiilada

 

DHANXIIR

Maansha Allaah; Alleylehe, subaxaa saaka ah waa cusub baa u beryey Somaliland, kol hadday madaxdii dunida oo aan midh ka maqnayn markhaati ka yihiin xafladda taariikhiga ah ee ay maanta xilka kula kala wareegayaan madaxweynaha la doortay iyo madaxweynihii siddeeda sanno qaranka soo hoggaaminayey ee sida Maraykanka u aqbalay natiijada doorashadii madaxtinimada ee lagaga adkaaday.

Weger; Horta Ilaahay khayr ha innooga dhigo madaxda cusub ee saaka tirsanaya xilka hoggaaminta dalka, kuwa kuraasta laga dareeriyeyna cawridooda ha innaga duwo, waxaanse la yaabbanahay halka uu ku dambayn doono mustaqbalka macaan-jeceshii UDUB ee xoolaha ummadda ku mamay iyo weliba baarqabada KULMIYE ee Aw Siilaanyo ka waaya xilalka ay ka naawilayaan? Cajab!



Jamhuuriya Online

Printable version     Email this to a friend




 

Ra'yi / Opinions
Tacsi : Marxuum C/llaahi Xuseen Dhagoole
08/09/2010 -
Halka Caruurta Somaliland Ka Farxayaan Maalinta Ciida Annagu Ma Haysanno wax Aannu Ku Faraxno’
08/09/2010 -
Illaahay aynu ka baqano, xaqana aynu isku sheegno
08/09/2010 -
Ku: MADAXWAYNAHA SOMALILAND (Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo)
08/09/2010 -
Book Launch – Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi
08/09/2010 -
WAR-SAXAAFADEED
08/09/2010 - Ibrahim Ducaale Saleebaan (Tallaabo)
Two roads, similar history – Awdal Road and Fairfax Country Road
08/09/2010 -
FAHAMKA ZAKATUL FIDRIGA.
08/09/2010 -
Culaysyada Qabiilaysan ee ku Gedaaman Madaxwayne Siilaanyo
08/09/2010 - Qalinkii Eng. Maxamed Xuseen
GAR-SUGOW MA TIHID GARSOORE!
08/09/2010 - Maxamad Cabdi Daauud/
Taariikh Nolaleedkii Taliyihii Hore Ciidaanka Booliska Somaliland Ala hawnaxariistee ( Maxamed Cige)
08/09/2010 -
Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha ee Bannaan (ULPA) oo Madaxweynaha ku Hambalyeeyey Maxjarka Cusub
08/09/2010 -
 
 
 

 

Jamhuuriya Online Edition - All rights reserved © 2002