| hambalyo meher maxamed iyo khadra
Aabo Ibraahim Maxamed siciid , Hooyo kinsi Mooge liibaan ,Axmed ibraahim maxamed iyo xaaskiisa Safiya xasan axmed, Saynab ibraahim maxamed iyo odaygeeda Maxamuud Adan caddib iyo caruurtooda, Siciid ibraahim Mohamed, Cabdikariim ibraahim mohamed iyo xaaskiisa Khayr cali ubaxle ,Hodan ibraahim maxamed iyo odaygeeda Cabdirisaaq axmed tacabir, Cabdirisaaq ibraahim maxamed . Caasha maxamed siciid , Saahra maxamed siciid , Xasan maxamed siciid , Cabdiraxmaan maxamed siciid , xaliimo maxamed siciid ,cabdalle maxamed siciid , aamina maxamed siciid , cali maxamed siciid, amina bacardhe ,cismaan bacardhe,caasha bacardhe , Safiya mooge liibaan ,yaasiimiin maxamed mooge, cabdikariim axamed mooge , xuseen xasan mataan siciid xasan mataan , maxamed maxamed xasan mataan ,quule xasan mataan, aamina xasan mataan ,deeqa xasan mataaan,huda yasiin xaaji cabdillaahi, muna yaasiin xaaji cabdillaahi , barwaaqo yaasiin xaaji cabdillaahi , faadumo yaasiin xaaji cabdillaahi., aadan saleebaan jirde , qariib seeraar ducaale dhamaan dadkaasoo kala jooga dalka dibadiisa iyo gudihiisaba waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan MAXAMED IBRAAHIM MAXAMED (MAXAMED DHEGAWAYNE) IYO KHADRA XUSEEN XASAN oo meherkoodu kadhacay magaladda burco waxayna illaahay ugarajaynayaan inuu ka dhigo labadii isku nagaada ee ubada khayr qaba kala helay waxayna leeyihiin Aamin Aamiin Aamin
|