Jamac cali faarax iyo xaaslisa fadxiya jamac milareer iyo caruurtoda
Safiya cali faarax iyo caruurteda
Ruqiya cali faarax iyo caruurteda
Hinda cali faarxa iyo caruurteda
C/salaan cali faarax iyo caruurtisa
Faxax cali faarax iyo saygeeda saleeban dahir cabdilaahi dogax iyo caruurtoda
Roda Cali faarax iyo wilkeeda
Mustafe maxamed cali faarax iyo xaaskisa
naasir moxamed ibraahin
axmed moxamed ibraahin
nimco cabdi mohamed
xarbi siciid xasan iyo xaaskiisa iyo inantiisa
dhamaan dadkan oo kala jooga aduunka dacaladiisa waxay hambalo iyo bogaadin aan la soo kobi karin hawada u marinayaan boqorka Ibraahim siciid yusuuf iyo boqorada layla maxamed ibraahim oo arooskodu ka dhacay 5/6/2010
magalada hargaysa ee casumada somaliland waxay leyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad kharqabana kalahela amiin amiin amiiiin