| Tcsi: Marxuumad Xaali
Anagoo aad uga tiiraanyaysan waxanu tacsi u diraynaa Baashe Gamuute oo aanu uga tacsiyadeynayno geeridii ku timi xaaskiisii alle ha u naxariistee Xaali Calin Cismaan oo ku geeriyootay magaalada Sanca ee dalka yemen arbacadii 19-05-10 waxaanu marxuumada Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo ehelada qarabada seeygeedana ka siiyo samir&iimaan.
Nuux gamuute
aamina maxamuud ubaxle
Ibraahim nuux gamuute
Suweys xuseen cabdi
Deeqa Nuux Gamuute
|