|
|
|
|
‘Itoobiya Waa Saaxiib Dhab ah oo Somaliland Leedahay’Wasiirka Arrimaha Dibedda oo faahfaahin ka bixiyey caqabadaha ugu waaweyn ee horyaal Somaliland
09/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr.Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa faahfaahin ka bixiyey caqabadaha Somaliland h... Read more
|
Saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka oo Isla Qaatay in Mudada la Qaban Karo Doorashada Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka
09/09/2010 -
Madaxweyne Siilaanyo oo Maxkamadda Sare u gudbiyey qoraal ka dhan ah muddo-kordhinta Guurtida “Guurtidu waxay dalkeena ku noqotay dhibaato wayn oo ho... Read more
|
Burco oo Laga Xusay Maalinta La-dagaallanka Wax-akhris-qorid La’aanta
09/09/2010 -
Burco (Jam)- Munaasibad lagu xusayey maalinta loo aqoonsaday in ay tahay maalinta la-dagaallanka waxkhris qorid la’aanta oo ku beegan 8 September, aya... Read more
|
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo ku Dhawaaqay in Ciidal-fidrigu ku Beegan Tahaya Maalinta Jimcaha
09/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa caawa ku dhawaaqay in munaasibadda Ciidal-fidri... Read more
|
Badhasaabka Gabiley oo xilkii u kala wareejiyay Maamulkii Hore Alleybadey iyo Mid Cusub oo loo Magacaabay
09/09/2010 -
Alleybaday (Jam)-Badhasaabka Gobolka Gabiley Rashiid Cumar Sheekh Muxumed, ayaa xilkii u kala wareejieyy maamulkii hore ee Degmada Alleybadey iyo masu... Read more
|
Isu-kordhintii 2006-kii tan ayaa ka sii daran, lagamana aqbalayo Guurtida"
08/09/2010 - Warsaxaadeed
URURKA DARYEELKA DISTOORKA (UDDAA) PROMOTION OF THE CONSTITUTION GROUP Warsaxaafadeed Sumad: UDDAA/09/10 ... Read more
|
Dhanxiir iyo Muddo Kordhinta
08/09/2010 -
Maansha Allaah; Alleylehe, Guurtideenii dhaqan yaqaanka ahaa ee markay murugto lagu baxsan jiray marka laga yimaad ta Alle, waa kuwaas oo salliga u fi... Read more
|
Wasiirka Xoolaha oo Shaaca ka Qaadday in aanay Dalka ka Shaqayn Doonin Ajnebi aan Shahaadadooda la Hubsan (Wareysi Khaasa )
08/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Degaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday, ayaa shaaca ka qaaday in aanay dib... Read more
|
Xisbiyada Mucaaradka oo Qaylo-dhaan Dheer ka Bixiyey Go’aanka Muddo-kordhinta Guurtida, Kuna Tilmaamay Mid Baabi’inaysa Dimuqraadiyaddii Somaliland
08/09/2010 -
Saddexda xisbi qaran iyo Komishanka Doorashooyinka oo maanta u ballansan kulan lagaga arrinsanayo go’aanka Guurtida
“Waa arrin ay ka taliyeen dad... Read more
|
Sool: Jaaliyadda Beesha Guuleed Garaad oo si Weyn u Taageertay Shir Dhowaan Lagu Qabtay Degaanka Xamar Lagu-xidh
08/09/2010 -
Laascaanood (Jam)- Jaaliyadda beesha Guuleed Garaad (Barkad) ee USA & Yurub, ayaa si wayn u taageeray go’aamada ka soo baxay shir beesha ugu soo gebag... Read more
|
Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Maamulka Rayaale oo si Kulul u Weeraray Wasiirrada Xukuumadda Siilaanyo
08/09/2010 -
“Wasiirradii shirka jaraa’id Qabtay Waxaan u Arkayey inay Masrixiyad inoo Sameeyeen, kalsooni-darro ayey ahayd, Annagga Dawladdayadii…” Ambassa... Read more
|
Guurtida oo Muddo-kordhinno Dheer u Shaabbadeeyey Goleyaasha Wakiillada, Guurtida iyo Degaanka
08/09/2010 -
Jawaabta Madaxweyne Siilaanyo ka bixiyey go’aanka muddo-kordhinta ah ee Golaha Guurtida iyo mowqifka Madaxtooyadu ka taagan tahay
Hargeysa (Jam... Read more
|
Dawladda Itoobiya oo Markii ugu Horreysay Martiqaad Rasmi ah u Fidisay Madaxweyne Siilaanyo
08/09/2010 -
Addis Ababa: Nuxurka war-murtiyeed ay wadajir u soo saareen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Somaliland iyo Itoobiya Addis Ababa (Jam)- Dawladda Ito... Read more
|
Hargeysa: SOYDA oo Albaal-marinno Lacageed Guddoonsiiyey Dhallinyaro ku Taramay Gabayo
08/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Ururka waddaniga ah SOYDA (Somaliland Youth Development Association), ayaa tartan suugaaneed u qabtay carruurta ku jirta xarunta a... Read more
|
Baadari Maraykan ah oo ku Baaqay in Kitaabka Qur’aanka la Gubo Xuska Qaraxyadii Daaraha New York iyo Cadhada Muslimiinta
08/09/2010 -
New York (Jam)- Baaderiga diinta kiristanka ee Gobolka Florida ee dalka Maraykanka, ayaa sheegay inay qorshaynayaan sidii ay u gubi lahayeen kitaa... Read more
|
Dhanxiir iyo Sheekhada Cabdilaahi Shaani
08/09/2010 -
Maansha Allaah; Alleylehe, Alleylehe, wasiiradii Siilaanyo ee fartu ku godnayd maantaba is baraxe, kolhadii Gaboose yidhi; ‘Amxaaradu ibnu xallaal nad... Read more
|
Wasiirka arrimaha gudaha oo caddeeyey inay Guddidii nabadgelyada ku beddeleen xeer la yidhaahdo xeerka Ilaalinta nabadgelyada
08/09/2010 -
‘Waxaan Idiin Xaqiijinayaa…. In aan ku Kalsoonahay in Dawladda Itoobiya Aaminsan Tahay in aan Ahay Qof Nadiif ah’
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Arrima... Read more
|
Wasiirrada Wasaaradaha ugu Miisaanka Culus ee Xukuumadda Siilaanyo oo Wadajir Shirjaraa’id Isugu Habar-wacday
07/09/2010 -
Ujeeddada Kulanka iyo dulucda khudbadihii Wasiirradu isugu habar-wacdeen
“Aniguna mabda’ayga idinka qarin maayee, halkuu Siilaanyo ga... Read more
|
|
|
|
Book Launch – Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi
-
Book Launch – Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh AbdillahiWritten by admin on August 23rd, 2010 Rashiid ...
More opinions
|
WAR-SAXAAFADEED
- Ibrahim Ducaale Saleebaan (Tallaabo)
Anniga oo ah Ibrahim Ducaale Saleebaan (Tallaabo) waxa aan maanta oo ay taariikhdu tahay 8 September, 2010 rabaa in aan u caddeeyo ummadda reer Somali...
More opinions
|
Two roads, similar history – Awdal Road and Fairfax Country Road
-
By Bashir Goth, Washington D.C, Sept. 07, 2010. It is more than 30 years since the people of Borama started their long journey for the building o...
More opinions
|
FAHAMKA ZAKATUL FIDRIGA.
-
Alle (SWT) ayaa mahad iska leh ina soo gadhsiiyey akhirka bishii barakaysand ee Ramadan inaynu mahadino oo amaanona waajib inoogu leh.. Ak...
More opinions
|
Culaysyada Qabiilaysan ee ku Gedaaman Madaxwayne Siilaanyo
- Qalinkii Eng. Maxamed Xuseen
Tan iyo intii madaxweyne Siilaanyo soo dhisay xukuumaddiisa, waxaad arkaysaa, isla markaana sii badanaya culaysyada beelaysan ee madaxwaynaha kaga...
More opinions
|
GAR-SUGOW MA TIHID GARSOORE!
- Maxamad Cabdi Daauud/
Sharci kasta oo aan ka Alle ahayni waxa uu hillaaban yahay ujeeddooyin iyo rabitaanno gaar ah oo u danaynaya dad gaar ah, haddana wixii dadku qortaa e...
More opinions
|
Taariikh Nolaleedkii Taliyihii Hore Ciidaanka Booliska Somaliland Ala hawnaxariistee ( Maxamed Cige)
-
1946 ayuu ku biiray ciidankii baanboyda 1950 ayuu ku wareegay police force lixdameeyadii wuxuu taliya bilays kanoqday meela badan oo ay kam...
More opinions
|
Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha ee Bannaan (ULPA) oo Madaxweynaha ku Hambalyeeyey Maxjarka Cusub
-
Annagoo ah ururka dhakhaatiirta xoolaha madaxbannaan ee ULPA waxaannu hambalyo iyo taageero buuxda u direynaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ...
More opinions
|
Hambalyo Meher
-
Axmed Maxamed Cabdi, Maxamed Cabdi Yoonis, Awal Axmed Jaamac, Cabdirisaaq Axmed Jaamac, Cabdirisaaq Maxamuud Cumar, Xuseen Xasan Xuseen, Cabdixakii...
More opinions
|
Hambalyo
-
Mawliid Nuur Shire iyo xaaskiisa Hoodo Ismaaciil Rooble, Mubaarig Xeeldheere, Cabdirisaaq Ismaaciil Cilmi, Yuusuf Xasan Cali iyo Xaasikisa,Nuur X...
More opinions
|
Musuqmaasuq Hadheeyey Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo
- Axmed Maxamed Axmed, Hargeysa.
Cusbitaalka magaalada Ceerigaabo waa cusbitaal halbowle u ah Gobolka Sanaag, walaw aanay hadda joogin wax dhakhaatiir ah, kuwaasi oo laga sugaayo in x...
More opinions
|
Tacsi Cabdilaahi Askar
-
TACSI UU MUJAAHID C/LAAHI CIGE (OBSI) U DIRAAYO EHELADII MUHAAHID C/LAAHI ASKAR DHAMAAN WAXAAN HALKAN UGA TACSIYADAYNAYAA EHELADII IYO QAR...
More opinions
|
|
|
|