Shacabow isku Heli Mayno Qarannimo iyo Qabiilnimo ee Labada Mid Baynu Qaadaynaynaa, Waxayna Maraysaa in Xeryihii Ciidanka la Weeraro”
Wasiirka Daakhiliga Somaliland oo ka hadlay dagaal khasaare ballaadhan geystay oo ka dhacay Hargeysa “Weerarka, dilka iyo dhaca intuba waa isku day foolxun iyo fidno, nabad baynu ahayn laakiin ciddii falkaa toosisay ayaa waxa saaran dhammaan eed...
Last Modified: Wed 16th May,2012
Ibraahim Dhegaweyne oo Dhaliilihii ugu Cuslaa u Jeediyey Xukuumadda Somaliland
“Car waakaasi nabad ha ku gaadhsiiyaan dalka muddadii loogu talogalay, anigu xaqiiqada ayaan ogahay, doorasho ayeynu ka hadlaynaa ee waa ta laga werwereegayo” Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UDHIS Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeed...
Last Modified: Wed 16th May,2012
Wararkii Jamhuuriya Maanta
“Waxaan aad Idinku Adkaynayaa oon Doonayaa in Ummadda Somaliland ka Waantawdo Hebel ii Shaqaalee Bariiska ha ka Cunee” Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) Hargeysa (Jam)- Madaxweyne-ku-xigeenka Som...
Last Modified: Wed 16th May,2012
Hay’adaha Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyey Dagaal ka Dhacay Warshaddii Kabista Hubka ee Hargeysa
Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca + 28 nin iyo hub fara badan oo koox xero ciidan weeraray laga qabtay iyo aragtida dhacdadan ay ka bixiyeen taliyayaasha Millateriga, Booliska iyo Wasiirka Gaashaandhigga Hargeysa (Jam)- Talisyada ciidammada ...
Last Modified: Wed 16th May,2012
Dhanxiir
DHANXIIR Maansha Allaah; Alleylehe, hadda ayuu dalkeennu la jaanqaadayaa horumarka caalamka, mar haddii shirkaddii waaweynaa ee baabuurta iyo bangiyadiiba caashaqsan yihiin sidii ay xafiisyo iyo xarumo uga furan lahaayeen Hargeysa. Ta kale, nabadd...
Last Modified: Tue 15th May,2012
Hay’adaha Dawladda ee Burco oo iska Bixin la’ Daynta Biyaha ay Isticmaalaan iyo Digniinta Badhasaabka Togdheer
Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha Burco oo soo bandhigtay waxqabadkoodii 18 bilood Burco (Jam)- Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha Burco, ayaa xaflad ballaadhan oo xaruntooda ku qabteen shalay ku soo bandhigay waxqabadkooda muddo 18 bilood ah oo...
Last Modified: Tue 15th May,2012
Safiirka Itoobiya u Fadhiya Somaliland oo Berbera ku Tegay Booqashu uu ku Qiimaynayo Ammaanka Dekedda
Nuxurka kulan dhexmaray Maareeyaha Dekedda Berbera iyo safiirka Itoobiya Berbera (Jam)- Safiirka dawladda Itoobiya u fadhiya dalka Jamhuuriyadda Somaliland Ambassador Atto Bereha Tesfay iyo xubno kaloo wehelinayey, ayaa booqasho qiimayn ah ku te...
Last Modified: Tue 15th May,2012
Marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar oo si Heer Qaran ah Loogu Aasay Boorama
Boorama (Jam)- Allaah ha u naxariistee marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar oo ka mid ah ahaa dhakhaatiirta iyo aqoonyahannada waaweyn ee reer Somaliland, ayaa si heer qaran ah loogu aasamay shalay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka A...
Last Modified: Tue 15th May,2012
Wararkii Jamhuuriya Maanta
Nuxurka Kulan Ballaadhan oo Madax-dhaqameedyo Kor u Dhaafay 60 Xubnood Hargeysa ku Yeesheen Hargeysa (Jam)- Ilaa lixdameeyo xubnood oo ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha Subeer Awal oo isugu jira salaadiin, boqoro iyo cuqaal isaga kala yimi gobol...
Last Modified: Tue 15th May,2012
 
Radio Jamhuuriya
Listen to Jamhuuriya Radio

Republican

 

Quick Vote